Janaraal Xuud oo sheegay in ciidankiisa heestaan Baladweyne Maamul cusubna dhisayaan

Waxaa shalay deegaanka Qoylad ee dhaca duleedka magaalada Baladweyne ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Hirshabelle iyo ciidamo kale oo daacad u ah Janaraal Xuud. Dagaalkan ayaa labada dhinac midbo kan kale ku eedeeyay in masuul ka ahaa bilaabashadiisa, waxaana dagaalkan la sheegay in labada ciidan kasoo kala gaaray khasaaro isugu jira … Continue reading Janaraal Xuud oo sheegay in ciidankiisa heestaan Baladweyne Maamul cusubna dhisayaan